Nin si xeeladeysan u kufsaday boqolaal gabdho yar yar oo xukun adag lagu riday (Daawo Sawirro)

Dhaqtarkii kooxda qalaama-rogadka Maraykanka Larry Nassar ayaa la ogaaday inuu faro xumeeyay gabdho yar yar oo gaaraya illaa 265 qof Illaa 65 gabdhood oo hor leh ayaa qiraal ka bixinaya maxkamad todobaadkan, xili usbuucii hore ninkan lagu xukumay 175 sano oo xabsi ah ka dib markii 160 dumar ah ay ka sheegteen in uu ku … Continue reading Nin si xeeladeysan u kufsaday boqolaal gabdho yar yar oo xukun adag lagu riday (Daawo Sawirro)